About Us
Sarifka Maanta waa website loogu talagalay in dadka looga caawiyo inay si degdeg ah uga helaan qiimaha sarifka Shilling Somaliland iyo lacagaha qalaadba. Waxaan ku dadaalaynaa inaan bixinno xog sax ah oo joogto ah si dadka ganacsatada, ardayda iyo bulshada inteeda kale ay u helaan macluumaad maaliyadeed oo lagu kalsoonaan karo.
Our Team
Ahmed Gadhle
Founder & Developer
Amina Hassan
Content Manager
Mohamed Hassan
Technical Support
Contact Information
📞 Phone
+252 63 4740397
info@sarifkamaanta.com
📍 Address
Hargeisa, Somaliland